Maxaad ka taqaan 10-ruux ee ugu taajirsan adduunka iyo lacagta ay haystaan?

Saxaafadda Mareykanka ayaa soo bandhigtay liiska tobanka ruux ee caalamka ugu taajirsan kuwaasoo intooda badan ah muwaadiniin mareykan ah.
Liiska sanadkan ayaa waxaa kaalinta koowaad ka galay hal-abuuraha shirkadda Microsoft taas oo sameysa computerada iyo softweerada ay ku shaqeeyaan.
Kaalinta labaad ayaa waxaa galay nin Isbaanish ah kaas oo ka ganacsada dharka faashanka iyo walxaha kale ee la isku qurxiyo.

LIISKA: 

1. Bill Gates (USA) - Microsoft
$354.9 M
2. Amancio Ortega (Spania) - Zara
$1.1 Billion
3. Warren Buffett (USA) - investor
$435.4M
4. Jeff Bezos (USA) - Amazon.com
$989.2M
5. Carlos Slim (Mexico) - telekom-investor
$609.3M
6. David Koch (USA) - industry-investor
$97,7.3M
7. Charles Koch (USA) - industry-investor
$86,3M
8. Mark Zuckerberg (USA) - Facebook
$613.8M
9. Larry Page (USA) - Google
$559.2M
10. Larry Ellison (USA) -Oracle
 $401.7M
Maxaad ka taqaan 10-ruux ee ugu taajirsan adduunka iyo lacagta ay haystaan? Reviewed by Mohamoud Saed Duale on May 11, 2017 Rating: 5

No comments:

جميع الحقوق محفوظة لموقع Som Akhbaariya
تصميم : عالم المدون